Dalbo Oo hel Dalabkaaga Meel Walba Aad Ka joogto Soomaaliya Gudeheeda iyo Dibadeedaba😇
- Fatima Bukhuur Company
- Apr 8, 2021
- 1 min read
Updated: Oct 6, 2022
Badeecadeena waxay u qaybsantaa jumlo iyo tafaariiq, meel walba oo aad Somia ka joogtona waad helaysaa inshallah.
Jumalada waa 12 xabo waxa ay leedahay discount 10% ah.
Halka tafaariiqda ay tahay $ 3.5 xabadii wax discount ahna malaha.

Fiiro gaar ah:
Si bilaasha ayaa lagugu keenaya dalabkaaga, waxana lagugu diyaarinaya muddo 2 illa 3 cisho ah.

Comments