top of page

Fatima Bukhuur

Updated: Oct 6, 2022

Fatima Bukhuur waxay dalka gudihiisa ku samaysa Uunsiga kuna iibisa.

Fatima Bukhuur waxa la asaasay sanadkii 2021 horaantiisi, waxay asaasanthay muddo sannad iyo bar ah.

Waxay ku taala magaalada Bosaso caasimada gobolka Bari ahna magaalada ganacsiga Puntland.




Ku dooro Uunsiga Fatima Bukhuur

  • Qiimo jaban

  • Tayo aad u saraysa

  • Uduga aad u carfaya

Macaamiishayda sharafta leh ku soo dhowaada Uunsiga Fatima Bukhuur mar labaad iyo Mar saddexaadba, gacmo furan iyo aqabalaad heer sare ah.




 
 
 

Comments


Post: Blog2_Post
  • Facebook
  • Twitter
  • LinkedIn

©2021 by Fatima Bukhuur . Proudly created with Wix.com

bottom of page